Edge Rewrite
// request.cf · coarse context

A page that knows where it met you.

Only coarse request metadata is shown. This demo does not display or persist visitor IP addresses.

Country
US
Cloudflare location
CMH
Connection
HTTP/2
Language
Not provided

Ray ID: a2886e3c38417929

Jump to content

Talk:Dalweyn

Page contents not supported in other languages.
Add topic
From Wikipedia, the free encyclopedia

Dalweyn

[edit]

dalweyn waa tuulo ujirta 142km magaalada bosaso ,waxaa dagan dad gaaraya 2000qof , tuuladu waxay hodan ku tahay macdanta dabiiciga ah sida tin ,phosphorus,copper,iyo silver ka . waxaa lasheega inuu asaasaheedi ahaa Jaamac faarax (Reer cali cismaan(Reer Zakariye)kaasoo kataagay gurigii ugu horeeyay . tuuladu waxay udhaxaysaa juurille iyo furinta qayaadsame , waana tuulo doog badan . tuuladu waxay leedahay school hoose dhexe iyo ardooyin quraan badan , waxayna caan ku tahay geedaha looyaqaano damalka kaso qobcadu kabaxdo . Waxaa nabadoon ka ahaaa Abshir Cadami allaha unaxariistee kaaso dhintay 17may2004 odaygaaso caan ka ahaa deeganada puntland oo dhan.