Talk:Dalweyn
Add topic| This article is rated Stub-class on Wikipedia's content assessment scale. It is of interest to the following WikiProjects: | |||||||||||
| |||||||||||
Dalweyn
[edit]dalweyn waa tuulo ujirta 142km magaalada bosaso ,waxaa dagan dad gaaraya 2000qof , tuuladu waxay hodan ku tahay macdanta dabiiciga ah sida tin ,phosphorus,copper,iyo silver ka . waxaa lasheega inuu asaasaheedi ahaa Jaamac faarax (Reer cali cismaan(Reer Zakariye)kaasoo kataagay gurigii ugu horeeyay . tuuladu waxay udhaxaysaa juurille iyo furinta qayaadsame , waana tuulo doog badan . tuuladu waxay leedahay school hoose dhexe iyo ardooyin quraan badan , waxayna caan ku tahay geedaha looyaqaano damalka kaso qobcadu kabaxdo . Waxaa nabadoon ka ahaaa Abshir Cadami allaha unaxariistee kaaso dhintay 17may2004 odaygaaso caan ka ahaa deeganada puntland oo dhan.